Jadwal Tacliimeedka Sanad Dugsiyeedka 2024-2025
| Taariikh | Maalin | Howsha | Mudada Hawlaha |
|---|---|---|---|
| 20 July – 14 Sep, 2024 | Sabti – Arbaco | Diiwaangalinta ardayda Cusub | 6 Week – Diiwaangalinta ardayda Cusub |
| 12 Sep, 2024 | Khamiis | Imtixaanka Soo Galidda Ardayda Cusub | — |
| 26 Sep, 2024 | Khamis | Shaacinta Natiijada Ardayda Cusub | — |
| 14 September, 2024 | Sabti | Bilawga Casharadda | — |
| 14 Sept, 2024 – 16jan,2025 | Sabti -Khamiis | Xilliga 1aad | 16 Week – Xilliga 1aad |
| 09-14 Nov, 2024 | Sabti -Khamiis | Xilliga 1aad : Imtixaanka Bartamaha | 1 Week – Imtixaanka Bartamaha |
| 18-30 Jan, 2025 | Sabti -Khamiis | Xilliga 1aad: Imtixaanka danbe | 2 Week – Imtixaanka Danbe |
| 1-15 Feb, 2025 | Fasax gaaban xiligga 1aad | 2 Week – Fasax Gaaban | |
| 16 Feb-30 June, 2025 | Xilliga 2aad | 18 Week |
FG: Wiiga u Horeeya Xilliga 2aad ayaa la galayaa Dib u imtixaanka Xilliga 1aad
| Taariikh | Maalin | Howsha | Mudada Hawlaha |
|---|---|---|---|
| 31 March – 2 April, 2025 | Fasax ciidul-Fidri | ||
| 26 April – 1 May, 2025 | Sabti -Khamiis | Xilliga 2aad: Imtixaanka Bartamaha | 1 Week – Imtixaanka bartamaha |
| 26 June | Khamiis | Fasax ciideed | |
| 1-Jul | Talaada | Fasax Ciideed | |
| 5-17, July , 2025 | Sabti -Khamiis | Xilliga 2aad: Imtixaanka Danbe | 2 Week – Imtixaanka Danbe |
| 19-31, July, 2025 | Sabti – Khamiis | Shaacinta natiijadda kama danbaysta ah ee Kulliyaddaha. | 2 Week – Natiijada Imtixanka |
| 9-14,Aug, 2025 | Sabti – Khamiis | Dib-u Imtixaanka Xilliga 2aad | 1 Week – Dib u imtixaanka |
| 16 Aug- 12 Sep, 2025 | Sabti – Khamiis | Fasax sanad Tacliimeedka JUS | 4 Week – Fasax Tacliimeed |
| 19 July – 4 Sep , 2025 | Sabti – Khamiis | Diiwaangalinta ardayda Cusub | 6Week – Diiwangalinta |
| 13-Sept, 2025 | Sabti | Bilawga sanad dugsiyeedka 2025 -2026 |
