Hormuudka Kulliyadda Culuumta Bulshada oo shirar muhiim ah uga qaybgalay Nairobi iyo Dar es Salaam
Hormuudka Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow, ayaa ka qaybgalay shirkii labaad ee aqoon isweydaarsiga saxaafadda ee AJEN (African Journalism Educators Network) oo lagu qabtay Aga Khan University, Nairobi, 26-27 August 2024. Shirka AJEN oo ka dhacay Nairobi ayaa looga hadlay, “Sustainable Journalism Education: Rising through a tide of a